عربيEnglish

مريم ابنت عمران عليها السلام موسوعة القرآن الكريم

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

The Calamity [Al-Qaria] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

Surah The Calamity [Al-Qaria] Ayah 11 Location Maccah Number 101

1.Garaacdada (qalbiyada waa Qiyaamada).

2. Maxay tahay Garaacdadu?.

3. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay Garaacdadu?

6. Qofka miisaankiisa (camallada wanaagsan) uu culeys yahay.

7. Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).

8. Qofkase uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay.

11. (Waa) Naar kuleyl badan.