عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

Mary [Maryam] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 62

Surah Mary [Maryam] Ayah 98 Location Maccah Number 19

لَّا يَسۡمَعُونَ فِيهَا لَغۡوًا إِلَّا سَلَٰمٗاۖ وَلَهُمۡ رِزۡقُهُمۡ فِيهَا بُكۡرَةٗ وَعَشِيّٗا [٦٢]

62. Kuma maqlaan gudaheeda wax Hadal macno darro ah, waa uun Salaan (is nabaadin). Waxayna lahaan risiqooda gudaheeda subax iyo galabba (kala go' la'aan).