عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

The Cow [Al-Baqara] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 169

Surah The Cow [Al-Baqara] Ayah 286 Location Madanah Number 2

إِنَّمَا يَأۡمُرُكُم بِٱلسُّوٓءِ وَٱلۡفَحۡشَآءِ وَأَن تَقُولُواْ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ [١٦٩]

169. Wuxuu (Shaydaan) uun idinku amraa macsida iyo xumaanta (sida zinada, ku daadinta dhiig xaq darro, xatooyada, cabbista khamrada, ribada, iwm), iyo inaad ka sheegtaan Alle wax aydaan u lahayn aqoon.