عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

Taha [Taha] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 76

Surah Taha [Taha] Ayah 135 Location Maccah Number 20

جَنَّٰتُ عَدۡنٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَاۚ وَذَٰلِكَ جَزَآءُ مَن تَزَكَّىٰ [٧٦]

76. Beero (Jannooyin) ku yaal guryo san oo negaya (bay galayaan) oo ay hoos qul-qulaan webiyo, oy ku dhex waari weligood: kaasi waa abaalka kan ka daahiriya naftiisa (shirkiga iyo macaasida)13.