عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

The Pilgrimage [Al-Hajj] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 17

Surah The Pilgrimage [Al-Hajj] Ayah 78 Location Maccah Number 22

إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَٱلَّذِينَ هَادُواْ وَٱلصَّٰبِـِٔينَ وَٱلنَّصَٰرَىٰ وَٱلۡمَجُوسَ وَٱلَّذِينَ أَشۡرَكُوٓاْ إِنَّ ٱللَّهَ يَفۡصِلُ بَيۡنَهُمۡ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ شَهِيدٌ [١٧]

17. Hubaal, Kuwa (Xaqa) rumeeyey (Muslimiinta) iyo kuwa heysta Yuhuudiyada iyo Saabi’iinta iyo Nasaarada iyo Majuusta iyo kuwa cid kale la wadaajiya Alle (cibaadada), Alle baa kala xukumi dhexdooda Maalinta Qiyaamaha. Allena wax walba waa ka Markhaati oo Arkaa.