The Noble Qur'an Encyclopedia
Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languagesThe Table Spread [Al-Maeda] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 99
Surah The Table Spread [Al-Maeda] Ayah 120 Location Madanah Number 5
مَّا عَلَى ٱلرَّسُولِ إِلَّا ٱلۡبَلَٰغُۗ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ مَا تُبۡدُونَ وَمَا تَكۡتُمُونَ [٩٩]
99. Ma saarna Rasuulka waxaan ahayn gaarsiinta (dadka Diinta Alle). Allena wuu Ogyahay waxaad muujisaan iyo waxaad qarisaanba.