عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

Mount Sinai [At-tur] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 17

Surah Mount Sinai [At-tur] Ayah 49 Location Maccah Number 52

إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي جَنَّٰتٖ وَنَعِيمٖ [١٧]

17. Kuwa ka dhowrsada (shirkiga iyo xumaha kale sida zinada, ribada, xasadka, xatooyada, dilka, beenta, khiyaanada, kibirka, iwm) waxay dhex ahaan beero iyo barwaaqo (Janno).