عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

The Sovereignty [Al-Mulk] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub - Ayah 29

Surah The Sovereignty [Al-Mulk] Ayah 30 Location Maccah Number 67

قُلۡ هُوَ ٱلرَّحۡمَٰنُ ءَامَنَّا بِهِۦ وَعَلَيۡهِ تَوَكَّلۡنَاۖ فَسَتَعۡلَمُونَ مَنۡ هُوَ فِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٖ [٢٩]

29. Dheh: Alle waa Raxmaanka, waanu rumeynay, Isagaana isku halleynaa oo tala saarannaa. Waad ogaan doontaan waa kee kan ku sugan habow cad.